Duqa Muqdisho oo Magacaabay Afhayeenka Gobolka Banaadir (Akhriso Digreeto)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa Digreeto kasoo baxday xafiiskiisa ku magacaabay Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir. Digreetada Gudoomiyaha gobolka Banaadir kasoo baxday ayaa loogu magacaabay Saalax Xasan Cumar uu noqdo Afhyaeenka maamulka gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Warfaafinta gobolka .         Halkan ka Akhriso Digreetada magacaabista … Continue reading Duqa Muqdisho oo Magacaabay Afhayeenka Gobolka Banaadir (Akhriso Digreeto)